Weriye ka tirsanaa telesfishinka Universal oo goor dhow toogasho lagu dilay

Weriye ka tirsanaa TV-ga Universal ayaa goor dhow lagu dilay degmada Afgooye gobolka Sh/hoose. “Kooxo hubeysan ayaa goor dhow ku dilay dagmada Afgooye wariye Cabdiweli Cali Online oo ahaa wariyahii TV-ga Universal ee gobolka Shabeellaha Hoose” ayaa lagu yiri war lagu daabacay bogga TV-ga Universal uu ku leeyahay facebook. Illaa hadda ma jirto wax faahfaahin … Continue reading Weriye ka tirsanaa telesfishinka Universal oo goor dhow toogasho lagu dilay